Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud  ayaa ka hadlay sababta ay ay ku xiran yihiin masuuliyiin loo soo xiray falal Musuq-maasuq la xiriira iyadoo aan maxkamadi xukun ku ridin. Masuuliyiinta Xiran oo 20 ka badan ayaa waxaa ka mid ahaa agaasmihii guud ee Wasaarada Caafimaadka Somalia iyo agaasimaha waaxda Maamulka Maaliyada ee wasaaradaas. … Continue reading Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul